Hirshabeelle oo Wada Qorshe Dugsiyo Waxbarasho Billaash ah lagu Hirgalinaya.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maalmahaan socda kulamo iyo dadaalo lagu Gorfeynayo in la kordhiyo dugsiyada waxbarsho ee lacag la’aanta ah kuwaasi oo guud ahaan laga hirgalinayo Deegaanada Maamulka Hirshabeelle waxaana Qorsheyaashani Horboodaya  Wasaaradda Waxbarshada Hirshabeelle iyo Dalladda Waxbarshada gobolka shabeelaha dhexe oo Taageero ka Helaya Dowladda Dhexe ee Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here