Dowladda Soomaaliya oo war-saxaafadeed ka soo saartay waxbarashada Dalka.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay in war-saxaafadeedka hoose ay ku cadeyneyso in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here