Biyo Yari Xooggan oo Soo Wajahday Dadka Ku Nool Tuulada Buulo Axmed Cigow.

0
235

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Deegaanada uu maro wabiga shabeelle ayaa ku tiirsanaa isticmaalka biyahaasi balse waxaa Hadda Soo Wajahday Xaalad adag oo Dhinaca Biyaha ah ka Dib Markii Biyaha Wabiga ay Gurreen.

Dadka ku Nool Tuulada Buulo Axmed Cigow ayaa Hadda Wajahaya Xaalad Biyo La’aan ah Maadaama Tuulada aysan Lahayn Ceel Biyo Nadiif ah laga Cabo sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiyaha Tuuladaasi Ibraahim Khaliif Cali.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here