JOWHAR (Radio isnaay)Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Muxudiin Muqutaar Macallin ayaa Shaaciyay Tirada Kiisaska Cudurka Covid-19 ee laga Diiwaangaliyay Deegaanada Maamulka Hirshabeelle Waxaana uu Tilmaamay 53 Kiis laga Helay Hirshabeelle Kuwaas oo ay Ku Jiraan Xildhibaano Baarlamaanka Maamulkani Ka Tirsan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.