Maamulka Degmada Jowhar oo Amarro Ka soo Saaray Isu Soo Baxyada Dadweynaha.

0
236

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Xilli Dhawaan Dowladda Somaaliya ay Soo Saartay Amarro lagu Joojinayo Isu Imaatinka Bulshada iyo Bannaanbaxyo Sababi kara in uu Bulshada Si Xowli ah ugu Faafo Xannuunka Covid-19 ayaa Waxaa Maanta Xafiiska Guddoomiyaha Maamulka Degmada Jowhar Cusmaan Maxamed Muqutaar Baarey Ka soo Baxday Wareegto lagu Mamnuucayo Isu Soo Baxyada iyo Kulamada Bulsho ee laga Sameeyo Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here