Haweenka Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Caqabadaha Ka Heysta Shaqooyinka.

0
222

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka waa lafdhabarka bulshada iyo qoyska waxa ay ubaahanyihiin in loo muujiyo tageero joogta ah iyaga oo inta badan iska dhaadhiciya in la siiyo kaliye mudnaanta guriga iyo Maareeyntiisa xita haddii ay waxbartaan Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Ilhaan Maxamed Saalax.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here