Wasaaradda Dhalinyarada Hirshabeelle oo Maalgalineysa Dhalinyarada Magaalada Jowhar.  

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ku nool deegaanada hirshabeelle ayaa ka faa’iideysanaya mushruuc dhawaan wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha hirshabeelle ay ka daah furtay magaalada jowhar.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Saciid Saalax Cabdiraxmaan Ayaa Tilmaamay in Mashruucan uu socon doono mudo sadex sano ah islmarkaane ay ka faa’ideysan Doonaan in kabadan Afar boqol oo dhalinyaro ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here