Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhawaan ayey ahayd markii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay shaacisay in Dalka la keenayo Tallaalka Covid -19 inkastoo ay Yartahay Kalsoonida waxtarka Tallaalkaasi ay ku Qabaan Quburada Caafimaadka ayaa Haddana Waxaa Soo Arintaasi Si Weyn u Soo Dhaweeyay Bulshada Magaalada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.