Ganacsiyada Online ka oo Ku Soo Badanaa Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii dambe  ganacsiga ayaa isku badalay hab online ah oo dadka ay ku kala iibsanayaan gudaha internetka waxa ayna umuuqataa in meesha ay ka bixi doonto suuqyadii caadiga ahaa waxana jira in dalabyada macamiisha gurigooda loogu geeyo si bilaash ah marka ay iibsadaan Badeecadaha midaasi oo aqooyahanno badan ay ku sheegeen in aan la qabsanay Tiknolojiyada Casriga ah ee Dunida.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here