Maamulka Tuulada Buurfuulle oo Dalbaday in laga Taageero Cara Tuurka Wabiga Shabeelle.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli ay Dadka Ku Nool Tuulooyinka Hoosyimaada Degmooyinka Mahadaay Jowhar iyo Balcad ay Ka Soo Kabanayaan Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Haddana Waxaa Jira Cabsi laga Qabo in Marka uu Wabiga Shabeelle Biyo Keeno uu Markale Fataho Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Gudoomiyaha Tuulada Buurfuulle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here