Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo.  

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah Ee Afka Hooyo Waxay Aqoonsan tahay In Luuqadaha badan ay ku hormarin karaan kamid noqoshada, Yoolka Horumarka Waara ee Diiradda la saaray UNESCO Waxay Rumeysan tahay in waxbarashadu,Iyado lagu Saleynayo Luqadda Koowaad ama afka Hooyo,Ay tahay in laga Billaabo Sannadaha Hore Maadaama daryeelka Carrurnimada hore Waxbarashaduna ay tahay aasaaska Barashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here