Tirada Dhimashada Kiisaska Covid-19 ee Soomaaliya oo Korortay.

0
243

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay  Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya kiisaska dhimasho iyo kuwa la diiwaangeliyay 48-kii Saac ee la soo dhaafay.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay  257 ruux oo ku , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha ee laga helay Muqdisho.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,338

Laga Helay: 257

Banadir:      255

Lab:               183

Dhedig:         49

Dhimasho:     15

Bogsashada: 0

Tirada Guud ee Laga Helay: 5,889

Bogsashada Guud: 3,757

Dhimashada Guud: 194

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here