Maamulka Dugsiga Danyarta Magaalada Jowhar oo Taagero ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
169

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Dugsigan oo la Aassaay Sanadkii 2016kii  ayey waxku bartaan ku dhawaad 150  araday  oo isgu jirta wiilala iyo gabdho ka soo Jeeda Reeraha Danyarta ah eeku Nool Xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar.

Waxaa Abuubulka Dugsigaan ka Qeybqaatay Waxgaradka Xaafada Kulmis kuwaas oo Sheegay in ay Doonayaan in Ubadka Aan Reerahooda Iska Bixin karin Qarashka Waxbarashada ay Halkaasi ku Barbaariyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here