Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa isaga oo ka Hadlaayay Waxqabadkiisa Boqolka Maalin ee ugu Horeysa Maamulkiisa Waxaa Uu Sheegay in Si Weyn uu isugu Howlay Dib u Heshiisiinta Beelaha Dega Deegaanada Maamulkani Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.