Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Taageero ka Dalbaday Hey’adaha Samafalka.   

0
236

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeyda gobolka shabeelaha dhexe ayaa sanad kasta wajaha dhibatooyin badan oo kaga yimaada dhinaca masIIibooyinka dabiiciga ah sida Fatahaadaha, Aafada Ayaxa iyo Abaaraha iyada oo Hay’adaha ka shaqeeya arimaha Bani’aadinimada ay sheegaan in Qaar ka mid ah dadka ku nool Soomaaliya ay ubahanyihiin gar gaar deg deg ah.

Dadka Nool Deegaanada  Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaana Taageero Deg deg ah Ka Codsaday Madaxda Hirshabeelle iyo Hey’adaha Samafalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here