Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Kormeertay Tuulooyin Hoosyimaad Jowhar.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sii haayaha wasiirka Wasaaradda beeraha iyo waraabka Maamulka Hishabeelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa kormeer ku tagay  Tuulooyinka  hoosyimaada Magaalada Jowhar  ee Caasimadda Hirshabeelle isaga oo indho indheyn ku sameynayay Xaalada Beeraleyda Tuulooyinkaasi iyo saameynta uu Ayaxa uu ku reebay Dadka Beeraleyda ah ee ku dhaqan Deegaanadaasi  Xilli ay socdaan barnaamijyo wacyigelinno ah oo looga hortagaya Saameynta Ayaxa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here