Maamulka Tuulada Baardheere oo Ka Hadlay Xaaladda Nololeed Dadka Tuuladaasi

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuuladan oo ay ku nool yijiin ku dhawaad 600 oo qoys oo isugu jira Beeraley iyo Xoolodhaqato aysan wali Biyahii ka Dhashay Fatahaadaha ka bixin ku dhawaad 4 xilli beereed sida uu Radio Isnaay u Xaqiijiyay Cali Jimcaale oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here