Barakacaaysha Magaalada Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Maamulka Hirshabeelle.  

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli la Fillaayo in laguda galo Xilli Roobaadka Guga ayaa Waxaa ay Cabsi Soo Wajahday Barakacayaasha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle iyaga oo Maamulka Hirshabeelle ugu Baaqay in ay ka Taageerto Sidii ay u Heli Lahaayeen Agabka looga Gaashaanta Dhaxanta iyo Cadceeda Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiyaha Kaamka Jilliyaale ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here