Warbixin Gaar ah oo Ku Saabsan Doorka ay Warbaahinta ka Qaadan Karto Doorashada Dalka.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhawaan ayaa la Filayaa in Waddankeena Soomaalia ay Ka Qabsoonto Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo tan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Hogaamin doono Afarta Sano ee Soo Socoto.

Waxaa jira Diyaar garow ay Wadaan Qaar kamid ah Wariyeyaasha ka Howlagala Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Taasi oo ku Aadan Tabinta Doorashada Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here