Beeraleyda Degmada Mahadaay oo Ka Cabanaya Cayayaanno Saameeyay Wax Soo Saarkooda.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeydan oo markii hore fatahaada ay ka jareen dalagyadii ay beerteen ayaa Waxaa Marlabaad Wax Soo Saarkoodii Saameeyay cayayaanno Kala Duwan sida uu sheegay Axmed Maxamuud Xasan oo kamid ah Beeraleyda Deegaanka Buurane ee Duleedka Degmada Mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here