Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle oo Wada Qorshe Bulshada Lagu Barayo Dastuurka.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saadaq Muqtaar Cabdulle waa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arimaha Dastuurka ee Maamulka Hirshabelle ahna ku Simaha Wasiirka waxa uu sheegay in Deegaanada Hirshabeelle ay ka billaabi donaan olole wacyigalin ah oo ku saleysan sidii bulshada maamulkani loo bari laha dastuurka hirshabelle qodobada ku jira.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here