Madaxda Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Shiikh Nuur Baaruud.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Alle ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaaliyeed.

Marxuum Sheekh Nuur Baaruud ayaa maalmihii la soo dhaafay kula xanuunsanayay Cudurka Coronavirus Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho oo uu muddo Saddex Cisho ah kujiray, iyada oo ugu dambeyn uu xalay geeriyooday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here