Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimha isbitaalka Magaalda Jowhar Cabdiraxmaan Cali Cabdiraxmaan ayaa ka digay halista Cudurka Covid-19 oo dib ugu soo laabtay dalka isaga oo sheegay in uu cudurkani lee yahay ka hortag isla markaana bulshada looga Baahanyahay in ay qaataan Tallooyinka Caafimaad ee ay bixiyaan howlwadeenada Caafimaadka iyo WHO.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.