Kalfadhigii Koobaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo Maanta La Soo Xiray.

0
245

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 18aad oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdi xakim Luqmaan xaaji Muxumed oo uu wehlinaayo Gudoomiye kuxigenka 2aad Mudane Mahad Hassan Osman ayaa ka qabsoomay Caasimada Hirshabelle ee jowhar.

Kulankaan ayaa Ajendahiihu ahaa Dhageysiga warbixinada Guddiyada Xeer Hoosadka iyo Dastuurka Baarlamanka Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi casiis Xasan Cabdullle.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here