Wararkii u Dambeeyay ee Tirada Dadka u Geeriyooday Covid-19.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 90 ruux oo ku sugan Muqdisho,Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here