Taageerada Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba oo looga Hadlay Magaalada Jowhar.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada hirshabeelle  iyo qaar ka mid ah bulshada Magaalada Jowhar ayaa soo jeediyay ina Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba ay Helaan Xuquuq lamid ah Mida ay Helaan Dadka Lixaadkooda u Dhameystiran yahay Sida Waxbarashada Caafimaadka iyo Shaqooyinka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here