Isticmaalka Biyaha Wabiga Shabeelle oo Sababay Cudurka Shaban biyoodka.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaano badan oo katirsan gobolkani shabeellaha dhexe xilliyadan oo kale waxaa ka dillaaca Cuduro ay  ka midyihiin Duummada iyo shuban biyoodka waxaana inta badan sababa in waqtiyada kuleylaha la isticmaalo biyaha wabiga Shabeelle sida uu Radio Isnaay U Sheegay Gudoomiyaha Tuulada Timirre Mahad Cumar Xaaji.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here