Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ay korortay tirade dadka ugu dhimanaya Magaalada Muqdisho cudurka Coronavirus, isla markaana Ibsitaalka Madiina ay ugu dhinteen 30 ruux, hayeeshee waxaa warkaasi ka hadashay Dowladda Soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.