Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Soo Xirtay Kulan Wadatashi ahaa.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada hirshabeelle oo kaashaneysa wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Soo Xiray Kulamo Wadatashi ahaa oo ay Lalahayeen Qeybaha kala Duwan ee Bulshada iyo Wasaaraddaha diinta iyo Awqaafta, Caafimaadka iyo Wasaaradda Arimaha Haweenka iyo Xuquuqul insaanka hirshabelle Kaas oo Ka Qabsoomaay Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here