Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan Iyo Burburkii Dowladdii dhexe ee Soomalia Sanadii 1991kii Dalkeena Waxa uu soo Maray Marxalado Doorashooyin ah oo Kala Duwan Haba Ugu Dambeyse Mida Haatan Taagan ee Sida Weyn Loo Hadal Hayo.
Shacabka fursad umaysan helin in dhammaan doorashooyiinkaasi ay codkooda ka dhiibtaan, waxaana madaxdii xilalka madaxwaynanimada lagu soo doortay qaabab dadban oo aan codeyn toos ah ahayn.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.