Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ahaa Mid lagu Shaacinaayay Siyaasadda Waxbarashada gaarka ah ee Deegaanada Maamulka Hirshabeelle Kaas oo ay Si Wadajir ah u Soo Qaban Qaabiyeen Wasaaraddaha Waxbarashada Federaalka iyo Mida Maamulka Hirshabeelle Kaas oo ka Dhacay Maanta Magaalada Jowhar.
Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.