Warbixin ku Saabsan Saameynta uu Covid-19 ku yeeshay Waxbarashada Degmada Jowhar.

0
261

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo markii uu soo shaac baxay, COVID-19 oo ah musiibo caalami ah wuxuu gaaray  dhammaan waddamada caalamka.

Waxa lagu tilmaamay mid kamid ah caqabadaha ugu wayn ee caalamka lasoo darsay xanuunkan saf marka ah wuxuu carqaladeeyay dhammaan waddamada caalamka, dhinacyada, bulshada, waxbarashada ,dhaqaalaha iyo ganacsiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here