Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameeyay Wax soo Saarka Haweenka Magaalada Jowhar

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haween badan oo beeraleey ah iyo kuwa ku tiirsan dalagyada beeraha ee ka ganacsada ayaa sheegaya dhibaatooyinka ay kala kulmeen dalagyadii la beertay ee fatahaada Baabi’isay.

Waxaana jirta qasaaro badan oo ku soo noqnotay haweenka beeraleeyda ah marar badan ay biyaha ka jareen dalagyo dib loo abuuray mudo sadaex xilli beereed ka badan Sida ay Sheegtay Faadumo Cabdi Xasan.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here