Dhaqanka Shabeellaha Dhexe oo ku Baaqay Dib u Howlgalinta Warshaddii Sonkorta Isnaay.  

0
245

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nabadoon Axmed Colow Beerey oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka hadlay Muhiimadda ay leedahay in dib loo howlgaliyo Warshaddahii dalka uu lahaan jiray gaar ahaan Warshaddii Sonkorta iyo Kabaha Isnaay Biyaaso ee Magaalada Jowhar Midaasi uu ku sheegay in ay dabooli doonto baahiyaha shaqo la’aan ee dalka ka jirta iyo kobaca dhaqaalaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here