Gudoomiyaha Tuulada Baarey oo Taageero Waxbarasho ka Dalbaday Maamulka  Hirshabeelle.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Baarey waxa ay ka mid tahay tuulooyinka ku yaala duleedka degmada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe waxaana tuulada ay leedahay hal dugsi Waxbarasho oo Cariish Ka Sameysan midkaasi oo ay Carruurta  wax ku bartaan.

in muddo ah waxaa ku yimid hakad waxbarashadii Carruurta Tuuladaasi Maadaama dugsiga uu ubaahanyahay dayactir xoogan oo dhinac walba ah si sare loogu qaado waxbarashada deegaanka Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Cumar Ibraahim Nuur oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here