Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Xilliyada Jiilaalka U Damaashaad Taga Xiintoyda.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha u Damaashaad iyto Dalxiistaga Xiintoyda Wabiga Shabeelle Marka lagaaro Xilliyada Jiilaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here