Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Diiwaangalisay Kiisas Cusub oo Covid-19 ah.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Maamulka Hirshabeelle Dr: Muxudiin Muqtaar Macallin ayaa Radio isnaay u xaqiijiyey in kiisas hor leh oo Cudurka Covid-19 ah Kuwaas oo laga helay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle isago sheegay in ay sii korortay Cabsida laga qabo in mar kale deegaanada hirshabeelle uu ku faafo Cudurka dilaaga ah ee Corona virus.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here