Qiimaha Nuucyada Ariga ee Seylada Magaalada Jowhar oo Sare u kacay.

0
236

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Ganacstada iibisa xoolaha Nool gaar ahaan Ariga ayaa sheegay in uu jiro jiilaal Sababay in Qiimaha Xoolaha Sare u Kac ku yimaado Gaar ahaan Nuucyada Ariga.

Faadumo Cali Xasan oo Kamid ah Ganacsatada Xoolaha ku Iibisa Magaalada Jowhar ayaa Sheegtay in Saddexdii Toddobaad ee u Dambeysay Seylada Jowhar laga Dareemay Sare u Kac Dhinaca Qiimaha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here