Kulamo looga Hadlayo Muhiimadda Nabadda oo Lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ah mid looga Arinsanayo in la sii ballaariyo Wacyigalinta la xiriirta daris-wanaagga iyo in bulshada Magaalada Jowhar la fahansiiyo muhiimadda ay leedahay Nabadda.

Kulamadan waxaa wada dhalinyaro si gaar ah isku xilqaamay kuwaasi oo doonaya in shacabka lagu baraarujiyo dowladnimada iyo isdhexgalka midaasi oo ku saleysan in qof walba loo tilmaamo halka Nabadu taalo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here