Hirshabeelle oo Gogol Nabadeed u Fidineysa Waxgaradka Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cali Cabdullaahi Xuseen guudlawe Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa Ka Mahadceliyay Dadaaladii lagu kala Dhexgalay Beelo Walaalo ah oo ay Xurguf ku Dhexmartay Deegaano Ka Tirsan Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa Si gaar ah ugu Mahadceliyay Maamulka Galmudug iyo Odayaashii Ka Qeybqaatay Xalinta Xaasadda Deegaanadaasi ka Jirtay Waxa uuna ku Baaqay in Wax walba Wadahadal lagu Dhameeyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinayo : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here