Xannuunka Shuban biyoodka oo Ka Dilaacay Kaamka Shiikh Cumar ee Magaalada Jowhar.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – ku Dhawaad 8 Carruur ah ayuu Xanuunka Shuban biyoodka Ku Soo Ritay Kaamka Barakacayaasha Shiikh Cumar ee Magaalada Jowhar kuwaas oo la Dhigay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Jowhar Sida uu Radio Isnaay u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Kaamka Maxamed Shiikh Cumar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here