Gabdhaha Magaalada Jowhar oo Ka Digay Xaalufka lagu Wado Dhirta Gobolkani.

0
201

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Gabdhaha Magaalada Jowhar ee Ka Shaqeeyay Bilicda Caasimadda Hirshabeelle ayaa ka Digay Saameynta ka Dhalankarta Xaalufka Ba’an ee lagu Haayo Dhirta Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Waxa ay Sheegeen in loo Baahanyahay in la Illaaliyo Bedqabka Dhirta Waxaana ay ku Baaqeen in laga Fogaado Xaalufka Dhirta si Deegaanka Bilicdiisa u Soo Laabato.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here