Xaalad Bani’aadannimo oo ka soo Cusboonaatay Deegaano Hoosyimaada Jowhar.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Muryaale waa Tuulo ka mid ah Tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimaadda Hirshabeelle Waxa dadka ku dhaqan Tuuladaasi la soo diristay Xaalado bani’aadanimo iyaga oo ka Cabanayo Cuno yari ka jirta halkaasi Sida uu Radio Isnaay u Sheegey Cusmaan Xaaji Cumar oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here