Ururka Haweenka Shabeellaha Dhexe oo ka Hadlay Muhiimadda Barnaamijka Mawro Caafimaad.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaa ) – Barnamaijkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo kaashaneyso Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa bishii hore lagu qabtay Magaalada Jowhar imtixaan ay ka qeyb galeen ugu yaraan 300 oo haween waxbartay ah balse la rabay intaas in ka yar Sida ay Sheegtay Nafiso Seemey Nuur oo Kamid ah Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here