Machadka Buundo oo Ardayda Dugsiyada Sare Tababar ugu Soo Xiray Magaalada Jowhar.

0
418

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Macadka Cilmi baarista, Tababarada iyo Teknoloojiyada ee Buundo ayaa Magaalada Jowhar ku soo Gabagabeeyey Tababar ku  Saabsanaa habka ugu Wanaagsan ee leysku diyaarin karo imtixaanka dowladda Soomaaliya ay ka qaado Ardayda Fasalada 12aad.

In ka badan 200 arday ayaa ka faa’ideystay tababarkan oo ka kala yimaad Dugsiyada Sare ee Magaalada Jowhar Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Abuubakar Cabdinaasir Cali oo ah Maamulaha Machadka Buundo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here