Ururka Haweenka Shabeellaha Dhexe oo ka Hadlay Qoondada Haweenka ee Siyaasadda Dalka.

0
344

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Uruurka haweenka gobolka shabeellaha dhexe Madiino Cadow Colow oo ku sugan Magaalada Muqdisho islamarkaana ka qeybgaleysa kulanka Looga Hadlayo Qoondada Haweenka Soomaaliyeed ee Siyaasadda Dalka ayaa faah faahisay shirka wax looga hadlay  Muhiimadda ay uleedahay haweenka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here