Dhaqaatiirta Cisbitaalka Degmada Jowhar oo Shaaciyay Tirada Carruurta la Jiifta Xanuunka Jadeecada.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 20 Carruur ah ayaa u jiifa Cisbitaal Guud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Xanuunka Jadeecada waxaana inta badan  laga keenay tuulooyinka Buurfuule,Moyko,Maandheere,Birimo iyo xaafadaha Magaalada Jowhar.

Dr Xasan Cali Indhoy oo bartay cudurda guud islamarkaana ka shaqeeya qeybta Carruurta ayaa Radio Isnaay u sheegay tirada Carruurta ka bogsootay Jadeecada iyo inta hadda u jiifta Cisbitaalka Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Maryaa Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here