Kulan loogu Duceynaayay Shiikh Maxamed Shiikh Maxamuud oo Muqdisho lagu Qabtay.

0
251

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halkani Waa Siyaarada Alle ha u naxariistee Shiikh Maxamed  Shiikh Maxamuud Ibraahin ayaa Lagu Qabtay Degmada Mahadaay iyo Deegaano Hoostaga Waxaana Lagu Soo Gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho iyada oo ay ka qeyb galeen Culumaa’udiin ka Kala Socday Xerta Shiiq Xuseen Cadde, Xerta Shiiq Muuse Cigale iyo Xerta Xaaji Yuusuf.

Wrbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here