Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Xoojinaya Talooyinka Caafimaad ay Siiyaan Hooyada Uurka leh.

0
224

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah hooyooyinka uurka Leh marka ay booqdaan isbitaalada ku yaal jowhar ayaa la siiyaa Tallaal iyo wacyigalin ku aadan covid -19  iyada oo lagu booriyo in ay qaataan habraaca WHO iyo Talooyinka dhaqaatiirta ay Bixiyaan Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Ubax Cabdi Axmed oo Kamid ah Hooyooyinka Talooyinka Caafimaad u Raadsada Cisbitaalada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here