Beeraleyda Tuulada Laba Waab oo Dalbaday Dayactirka Kanaalada Tuuladaasi.

0
325

JOWHAR (Radio Isnaay) Inta Badan Dadka Beeraleyda ah ee Ku Nool Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Jowhar ayaa Wada u Diyaar Garowga Xilliga Tacabka Guga  Waxa ay Wali Beeraleyda la Daalaa Dhacayaan Saameyntii ka Dhalatay Fatahaadahii Wabiga Shabeelle.

Abuukar Yaxye Nuur oo ah Gudoomiyaha Tuulada Laba Waab ee Duleedka Jowhar ayaa Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle ka Dalbaday in Beeraleyda Tuulada laga Taageero Dayactirka Kanaalka Tuulada oo ku Burburay Fatahaadii Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here